Daawo-Xuska Maalinta Cuntada Adduunka Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Oo Lagu Qabtay Hargeisa.

Daawo-Xuska Maalinta Cuntada Adduunka Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Oo Lagu Qabtay Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Munaasibada Balaadhan Oo lagu Xusayey Maalinta Cuntada Adduunka Ayaa Lagu Qabtay Gudaha Caasimada Hargeisa, Xafladan oo Lagu Soo bandhigayey Cuntada iyo Dalagyada Kala duwan ee Somaliland Kasoo baxa Ayaa Waxaa Kasoo Qayb galay Madax Kala duwan Oo ka Waramay Faaiidada Ay leedahay Waxsoosaarka Dalka Somaliland.
Xubno Kamida Golaha Wasiirada Oo Uu ugu Horeeyo Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed Ayaa ka Waramay Sida Ay Muhiim u tahay In Dalku yeesho Wax Soosaar lagaga Maarmo Raashimada iyo Waxyaabha Dibeda Ka yimaada Dalka.

Halkan Ka Daawo Munaasibada Xuska Maalinta Cuntada Adduunka.