Daawo Wasiirka Arimaha Dibada Mareykanka Oo Iminka Ka Degay Dalka Sucuudiga+Socdaalkisa Oo La Xidhiidha Wariye La Diley

Jiddah (GNN):- Wasiirka arimaha dibada dalka Sucuudiga  ayaa waxaa uu goor dhaweyd ka degay dalka Sucuudiga isaga oo ujeedkiisu ay tahay sidii boqorka dalkaas uu kala hadli lahaa arinta wariyaha caanka ah ee lagu dhex dilay safaarada Sucuudiga ee dalka Turkiga