Diyaar Uma Ahi Inan La Dagaalamo Farmaajo Iyo Khayre , Sababtoo Ah ..” Qalbi Dhagax Oo Gaadhey Gaalkacyo + [ Muuqaal ]

Gaalkacayo (GNN):- Cabdikariim Sh Muuse

Qalbi Dhagax ayaa waxaa uu gaadhey magaaladii laga qabtey wakhtigii loo dhibaayey dalka Itoobiya ee Gaalkacayo waxaana uu goobtaas ka shaaciyey in aanu wakhti xaadirkan uu diyaar u aheyn in uu dagaal la galo madaxda dawlada Somaliya ee Itoobiya u gacan galisay sababo uu sheegay dartood

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET