Haweenka Qurbo-joogta Samo-wade oo Ka Farxiyey Dadka Reer Agabar

Haweenka Qurbo-joogta ah ee Ururka Samo-wade, ayaa Dugsiga Waxbarashada ee deegaanka Agabbar iyo Xarunta Caafimaadka ee Agabar ku kordhiyey dhismayaashooda qaybo cusub, iyaga oo qaybta Umulisooyinka ku kordhiyey Xarunta Caafimaadka ee deegaanka, halka ay Dugsigana Fasallo dhismayaashood ku biiriyeen.

Haddaba, Barnaamij dhammaystiran oo ku saabsan qaabka Haweenkaas Samo-wade ee Qurbo-joogta ahi uga farxiyeen Dadka Reer Agabar,

Waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-