Maareeyaha Wakaalada Biyaha Caasimada Hargeisa Oo Ka Waramay Safar Shaqo oo Ku Tagay Dalka Kenya Iyo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada.

Hargeisa(GNN):-Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeisa Mudane Maxamed Cali Daarood Ayaa Ka Waramay Safar Uu Todobaadkii Ina Soo Dhaafay Ku Tagay Dalka Kenay, Kulamo Ay La Yeesheen Hay’adaha Kala Duwan ee Dhinaca Biyaha Ka taageera Somaliland iyo Halka Uu Marayo Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeisa.

Halkan Ka Daawo Maareeyaha Wakaalada Oo Arrimahaasi Ka Waramaya.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992