Muxuu Daaran Yahay Safarka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ku Tagay Berbera.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd u anbabaxay Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Dhismaha Dekedan Cusub oo ay bilaabayso Shirkadda DP World ayaa markii hore la sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ka qayb geli doono, hasayeeshee mar danbe ayay wax isbedeleen oo lagu war helay in uu madaxweyne Ku Xigeenka SomalilandWaftiga Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay xubno ka ahaayeen Wasiiro iyo siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee taladda haya ayaa ujeedadoodu ay tahay sidii ay uga qayb geli lahaayeen xaflad lagu dhagax dhigay dhismaha cusub ee Dekeda Labaad ee Berbera laga hir gelinayo.ka qayb galayo.

Dekeda Labaad ee ay hir gelinayso Shirkadda Dp World ayaa ku jirtay qorshaha heshiiskii u dhaxeeyay Somaliland iyo Dp World.

La Soco Wararka Danbe.