Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Jig Jiga Iyo Halka Ay Ka Yimadeen + [ Sawiro ]

Jig Jiga (GNN):- Boqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Itoobiya kuwaas oo xalay diyaarado lagaga soo dabuulay magaalada Asmara ee Dalka Eretria .

Imaanshaha ciidanka ayaa ka dambeysay heshiisyo dhawaan dhex maray madaxweynaha Maamulka Soomalida Itoobiya iyo ururka ONLF