Jig Jiga (GNN):- Boqolaal ka tirsan ciidamada ONLF ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Itoobiya kuwaas oo xalay diyaarado lagaga soo dabuulay magaalada Asmara ee Dalka Eretria .
Imaanshaha ciidanka ayaa ka dambeysay heshiisyo dhawaan dhex maray madaxweynaha Maamulka Soomalida Itoobiya iyo ururka ONLF