Burco (GNN):- Badhasaabka Cabdirashiid Xussen Carab Gargaar ayaa waxaa uu ka Hadley in wararka sheegaya in xildhibaano golaha guurtida Somaliland ka tirsan laga hor istaagey in ay tagaan gobtii ay dhawaan labada beelood ku dagalameen ee konfurta gobalka Sool
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET