Hargeysa (GNN):- Xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey afhayeenka madaxtooyada oo shalay xisbigooda u jeediyey eedeymo warqad uu ka akhrinaayey
Haldoor Barkhad ayaa waxaa uu sheegay in afhayeenka la soo cadibay oo ay ka muuqatey in aanu ku niyad sameyn eedeymaha uu jeedinaayo balse la soo kalifay oo lagu soo qasbey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET