Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu Sheegay in xanaftii Doorashadii Madaxtooyadu ay ka tagtay ay masuul yadeeda leeyihiin Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo uu sheegay in ay iyagu kalifeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/lgdy-f7-T_0
GABILEY.NET