Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga UCID oo ka hadlaayey Dood xalay lagaga hadlaayey Xanaftii ay reebtay doorashadii Madaxtooyadu ayaa waxaa uu sheegay hadii uu Muuse Biixi Gaadhsiin kar Lahaa doorashada Danbe dalka uu iskaga dhoofi lahaa ba dalka balse aanu dalka doorasho danbe gaadhsiin kareen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/hvDKTMokXYI
GABILEY.NET