Daawo Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Baabuurta Yar Yar Ee Vitz-ta Looga Joojiyey Wadada Madaxtooyada Hor Marta

Hargeysag(GNN):- Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland isla markaana ah taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ayaa waxaa uu ka Hadley sababta baabuurta yar yare e VITS –ta loo yaqano ama dukhaanka looga joojiyey wadada hor marta madaxtooyada Somaliland,Taliyaha ayaa sheegay in aanu jirin wax amar ah oo ku soo baxay in baabuurtaas  laga  joojiyo wadadaas balse ay baabuurtaas shalay  wadada madaxtoyada hor mart aka sameyeen sharci jabin iyo mudaharaad sharci daro ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/UnPZ-wxkKMs

GABILEY.NET