Hargeysa (GNN) :- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu ansixiyey guddida cusub ee maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee uu dhawaan soo magacaabey madaxweyne Muuse Biixi.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET