Daawo “Muuse Cadaalad Darruu Dalka U Horseeday Wuxuu Yidhi Maaliyadda Inaga Maqnayd…” Siyaasi Xisbiga Kulmiye Ah

Hargeysa(GNN):- Siyaasi Cali Dacar oo ka mid ah kaadiriinta xisbiga Kulmiye ee gobalka Togdheer ayaa waxaa uu sheegay in isku shaandheyntii madaxweyne Biixi sameeyey maalintii shalay  ay aheyd calaad daradii ugu weyn ee dalka ka dhacdey isla markaana uu madaxweynuu tidhi wasaasarada  maaliyada ayaa beesheyda ka maqneyd tiina waan qaatey.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET