Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in sababta uu Madaxwaynaha Somaliland u tagi waayay saddexda Degmo ee DHahar, Laasqoray iyo Badhan waxaanu ku sababeeyay in maamul kale gacanta ku hayo.
Halkan ka Daawo:-