Hargeysa (GNN):- Koox Suxufiyiin u badan ayaa shir uga furmaya magaalada Heeg waxaana ay doonayaan in ay shaaciyaan baadhitaano ay doonataan in maxkamada danbiyada caalamiga ahi ay ku bilowdo dhaxal sugaha sucuudiga taas o ku saabsan dad lagu laayey dalka Yemen.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET