Somaliland: Haweenaydii U Horreysay Ee Xirfadda Korontada Ku Shaqaysa Oo Hargeysa Lagu Arkay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa markii ugu horeysay lagu arkay haweenaydii ugu horeysay ee kaga shaqeysata cilmiga korontada oo ay baratey  waxaana gabadhaas lagu magacaaba Shaadiya Xassan

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET