Addis Ababa (GNN):- Markii ugu horaysay taariikhda ayaa maxkamadda ugu sarraysa Ethiopia loo dhiibay haweenay.
Raysal waraaha Ethiopia ayaa haweenay lagu magacaabo Meaza Ashenafi, u magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare.
Dhawaan ayaa Ethiopia markii ugu horaysay haweenay u dooratay madaxweyne inkasta oo aan jagada madaxweynuhu Awood badan ka lahayn dalkaasi.