Daawo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kana War Bixiyey Safar Uu Ingiriiska Ugu Maqnaa

Hargeysa (GNN):- Wasiirka cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxaa uu maanta dalka dib ugu soo laabey kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalka Ingiriiska,Wasiirka ayaa si faahfaahsan uga  war bixiyey safarkaasi iyo masuulyiintii uu kulamada la yeeshay

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET