Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ka dhawaaqeen kominshanka doorashoyinku,Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu eedo culus u jeediyey xubnaha kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey qaar liita oo aan shaqadooda aqoon
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/efwwvgnDltc
GABILEY.NET