Hargeysa (GNN):- Wasiirka Wasaarada shaqo galinta Somaliland Marwo Hinda Jaamac Gaani ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey isku shaandheyntii uu madaxweyne Muuse Biixi Sameeyey.Wasiirka ayaa sheegtay in isku shaandheyntaas uu madaxweynuhu sameeyey ay ku jireen laba Haween ah isla markana ay ka wasiir ahaan ay uga mahad celinayso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET