dawladaha dalalka Afrika ayaa qaarkood bilaabeen in ay soo celiyaan xidhiidhkii ay la lahaayeen dalka Ruushka, kaas oo in muddo ahba ka maqnaa saaxadda siyaasada.
dawladda Suudan ayaa bilawday munaaqishaad ay la samaynayso dalka Ruushka sida uu sheegay wasiir ka tirsan dawladda Suudan oo shir jaraa’id ku qabtay dalkaasi , gaar ahaana caasimadda Khatuum.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/5acgyzO00LU
GABILAY.NET