Deg Deg :- Maamulihii Madaarka Hargeysa Oo Xilka Laga Qaadey + [ Cida Loo Magacaabey ]

Hargeysa (GNN):- Mareeyaha Haaya’dda Duulista  Somaliland Duuliye Sare  ayaa waxaa uu iminka wareegto uu soo saarey xilkii kaga qaadey maamulihii madaarka Hargeysa Md Maxamyd Yuusuf .

Mareeyaha ayaa waxaa uu u magacaabey maamulaha cusub ee madaarka Hargeysa Md Maxamed Xussen Jaamac Ubaxle , waxaana uu hore masuulkani u ahaa maamule ku xigeenkii Madaarka Hargeysa

Image may contain: Maxamed Xuseen, sitting
Maamulaha Cusub Ee Madaarka Hargeysa Md Maxamed Xussen

 

Sidoo Kale Maamulihii hore ee madaarka Hargeysa ayaa waxa loo bedelay Madaarka Berbera , kaas oo aan hada shaqeyn isla markaana dawlada Imaaraadku ay saldhig ka dhiganeyso