Daawo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Si Adag U faaleeyay Buugii Miyyiga Ilaa Madaxtooada

Gabiley(GNN)Dhawaan Ayay Aheyd Markii Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada  Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Soo Bandhigey Buug Uu Ugu Magacdarey Miyyi Ilaa Madaxtoyada,Waxana Buugaasi Uu  Faragalin Ku Sameeyay Xasuusta Madaxaynihii Hore Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.Bulshada Somaliland Waxey  Buugaasi Ka Muujiyeen  Dareen Isku Mida Oo Ay Kaga Soo Horjeedaan Faalooyinka Iyo Been buurka Cadaanka Ah Ee Uu  Buugu Xambaarsan Yahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaan Cabdi Ciidle Cali(Cabdixabeeb) Oo Ka Mida Xildhibaanada Ugu Firfircoon Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Si Adag Uga Faalooday Buuga Miyyi Ilaa Madaxtooyada,Xildhibaanka Ayaa Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Ee Soo Bandhigey Buuga Ku TIlmaamay Masuul Baalmarey  Anshaxa Iyo Nidaamka Dastuurka Qaranka Isago Xukumada Ku Booriyay In Talaabo Laga Qaado,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET