Deg Deg :- “ Madaxweyne Muuse Biixi Ma Joojin Karo Wada Hadalka Somaliya , Wuu Caadifad Hadley ..” + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga UCID waxaana uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi   ugu baxay gobalada Bariga iyo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo madaxweyne Biixi sheegay inuu joojiyeyUgu  Horeyn gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne  Muuse Biixi aanu joojin Karin wada hadalka Somaliland iyo Somaliya madaxweynuhu na uu iska caadifad Hadley .

Faysal ayaa sheegay In wada hadalka Somaliland iyo Somaliya uu ku bilaabmay  talo qaran oo golayaasha sharci dajintu ay ogolaadeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/1AkrhtZwXpU

GABILEY.NET