Hargeysa (GNN):- Wariyaha Axmed Siciid Cige ayaa maanta si rasmi ah uga fadhiistey shaqadii Idaacada BBC-da ka dib muddo 20 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey waxaana uu maanta gaadhey da,da hawl gabka ee Idaacada BBc-daSaxafi Rug Cadaa Axmed Siciid Cige ayaa waxaa uu idaacadii Saaka ee BBC-da uu uga waramay wayihiisii nolasha iyo waxyaabihii ugu layaabka badnaa ee soo maray
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/1-AVhIu7Do4
GABILEY.NET