Deg-Hay’ada Shaqaalaha Somaliland Oo Shaacisay Tirada Jagooyin Shaqo oo Tartan Loo Galayo.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Gudoomiyaha hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Shaaciyey Tirada Jagooyin Shaqo Oo Kasoo Banaanaaday Xafiisyada Dawlada Kadib Markii Ay Dhawaan Kasoo Faraxasheen Tirakoobkii iyo Hubintii Shaqaalaha Dawlada Somaliland Guud Ahaa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.