“ Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Inay Dhuuntaan Bay Aheyd Oo Ay Tahriibaan ..” Wareysi Kulul Oo Ramaax Bixiyey + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Waddani Si Ramaax oo hore uga tirsanaan jiray xisbiga iyo xukuumadihii Kulmiye ee kala danbeeyey ayaa telefishan RTN Tv ka qaadey wareysi  kulul oo dhinacyo badan taabanaya .

Siyaasi Ramaax ayaa sheegay In Maxamuud Xaashi iyo Xirsi oo iskaga kala danbeeyey xilka wasiirka Madaxtooyadu ay khaladaad badan dalka ka sameyeen isla markaana ay  maanta habooneed inay ay dhuuntaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET