Hargeysa (GNN):- Odayaal iyo waxgarad ka jeeda beesha Marwada Madaxweyinii Hore Amina Waris ayaa waxaa ay Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .Odayaashan oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET