New York (GNN):- Guddida dabo galka cuno qabateynta Hubka ee Saaran Somaliya Iyo Eretria ee loo yaqaano Monitoring Group ayaa waxaa war bixintoodii sanad laha ahaa ay ka jeediyeeen 9 kii bishan golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey .War Bixintan oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha guddidan ayaa waxa uu meelo badan oo ka mid ah uu kaga xusay Somaliland gaar ahaan saldhiga Imaraadku ka dhisanaayo magaalada Berbera , dekada Berbera iyo Dagaalka Tuko-raq , waxaana ay war bixintani ay ka koobeyn 150 Bog,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET