Hargaysa(GNN) Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere kaas oo eedeymo u jeediyey Gudoomiyaha UCID Faysal C Warabe
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/y9laQp9FRh0
GABILEY.NET