Hargeysa (GNN):- Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ayย si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntlandย ku hayaan Somaliland gaar ahaanย deegaanka Wasiiradu waxaa ay sheegtay inย maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET