Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu mar labaad kursigan uu iminka ku fadhiyo uu isku soo sharxi doono kadib codsi kaga yimid beesha uu ka soo jeeda iyo guud ahaan dadka ku nool xaafadaha koonfurta Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET