Hargeysa (GNN):- Alleh ha u naxariistee waxaa magaalada Jig jiga ee caasimada dalka Itoobiya ku geeriyoodey Abwaan C/xakiim Qiiq Oo Ka Mid Ahaa Abwaanada Soomaaliyeed Ee Caanka Ku Ahaaa Sugaanta
Abwaanku maalmihii u dambeeyay waxaa uu u jiifay xanuun.
GABILEY.NET