Hargeysa (GNN):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah u bilowdey dhismaha wadada isku xidha Hargeysa ilaa Kala Beydh oo dib u casriyeen lagu sameyn doono .Lacagta ku baxay dib u casriyeenta wadadan oo dherarkeedu dhan yahay 60 KM ayaa waxaa uu yahay 4 Milyan oo Dollar waxaana 3.6 Milyan bixin doona Dawlada Jarmalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
GABILEY.NET