Daawo Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Hargaysa Oo M/Wayne Muuse Biixi Uga Warbixiyay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Isbitaala

Hargeysa (GNN):- Agaasimaha guud ee cisbitalka Guud ee Hargeysa ayaa waxaa uu ka war bixiyey dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey cisbitalkaasi isla markaana uu dhagax dhigay maanta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/6Yu-xNxL-_M

GABILEY.NET