Jig Jiga (GNN):- Korneyl Cabdikariim Sh Muuse Qalbi dhagax ayaa maalintii shalay aheyd muddo dheer ka dib waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Soomalida Itoobiya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/k7TVxjOOUQE
GABILEY.NET