Daawo Beesha Ciise Oo Si Shir Balaadhan Qabsaneysa Iyo Arimaha Ay Saluugtey

Hargeysa (GNN):-  Xildhibaan Axmed Aadan Bile oo ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka magaalaa Saylac ayaa waxaa uu shaaciyey in Beeshiisu ay shir balaadhan qabsan doonto isla markaana ay saluugsan tahay saamiga ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ka haysato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET