Daawo Taliyaha Booliska Somaliland Oo Saraakiil Gudoonsiiyay Abaal Marin Ay Muteysteen

Hargeysa (GNN):- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu maanta Saraakiil gudoonsiiyey Abaal marin uu sheegay taliyuhu inay muteysteen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET