Deg Deg :-Daawo Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey In La Gubo Buug Uu Qoray Wasiirka Warfaafinta Somaliland .

Hargeysa (GNN):- Gudi uu  gudoomiyaha Golaha guurtida Somalilan du saarey inay xal ka keenaan cabasho ay qaar ka mid ah haweenka Somaliland ka gudbiyeen Buug uu qoray wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa maanta arintaasi go,aan ka soo saarey.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

Guddidan oo uu gudoomiye u yahay Xildhibaan Sul. Ismaciil ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqey in guddidii guurtidu ay go,aamisay in gabi ahaan-ba buugaas la gubo .

Dhawaan ayey aheyd markii haweenka Somaliland qaar ka mid ahi ay cabasho ka dhan ah buuga uu qoray wasiir Guri barwaaqo ay u gudbiyeen golaha guurtida Somaliland

GABILEY.NET