Hargeysa (GNN):- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ku yimid ay sabab u yahiin xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani balse aaney xukuumadu wax sabab ah ku laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/L1FSZ4XXeR4
GABILEY.NET