Daawo Gudoomiyaha Haweenka Oo Maanta Shir Weyne Ku Qabsadey Hargeysa Oo Raali Galin U Dirtey Xisbiga Waddani

Hargeysa (GNN):- Sucaad Carmiye Gudoomiyaha haween maanta shir balaadhan ku qabsadey magaalada Hargeysa , taas oo madaxweyne Biixi ka qeyb galay ayaa waxaa ay raali galin u dirtay xisbiga Waddani oo masuulkii ka socday aan loo ogalanin in uu madasha ka hadlo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET