” Hargeysa Cisbitaal Guud Oo Labaad Bay U Baahan Tahay..” Wasiirka Caafimadka Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka  wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta sheegay in cisbitaalka guud ee Hargeysa  ay ka bateen dadka u soo doonanaya adeeg caafimaad isla markaana waxaa uu cadeeyey  in ay Hargeysi u baahan tahay cisbitaal labaad oo guud

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/rx_D70-C8B4

GABILEY.NET