Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada Macdanta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal oo maanta hor tagay guddida deeganka iyo khayraadka dabiciiga ah ayaa waxaa uu beeniyey wararka sheegaya in shirkad gaar ah kooto loogu xidhay , waxaana uu sheegay in wararkaasi aaney waxba ka jirin , balse shirkada SOM Power uu bari u shaqeyn jiray , maanta-na uu qaranka u shaqeynaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET