Somaliland Oo U Jawaabtey Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somaalida Itoobiya + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Prof Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo ka soo yeedhay madaxweynaha  Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .Madaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu dhawaan sheegay in Gudaha Somaliland  ku sugan yahiin xubno argagixiso oo qaraxyo ka abaabulaya Somaliland ay qaraxyo uga geestaan gudaha Itoobiya .Wasiir Faratoon ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal si adag ula dagaalama Argagixsada isla markaana aaney dalkeeda ku sugneen wax argagixiso ahi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET