Hargeysa (GNN):- Sh Aadan Siiro ayaa waxaa uu si adag uga digay madaxtooyada cusub ee loo dhisaayo Somaliland taas oo uu sheegay in dhulka laga dhisaayo lagu dulmiyey dad waayeel ah oo laga qaadey isla markaana waxaa uu madaxweynaha uga digay in uu arintaasi sii wado.Sh Aadan Siiro ayaa sheegay in arimahan ay sameysanyo xukuumada madaxweyne Biixi aaney sameyn jirin xukuumadii Siyaar Bare oo shacabka reer Somaliland dhibatooyin badan ka tirsanayaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/-ke9bkXRHoE
GABILEY.NET