War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Abdiraxman Ciro Oo Iminka Magacaabis Sameeyey

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markii  uu dhawaan is casilay gudoomiyihii hore

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992