Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii ay doorashadii ay wakhtigeedii ku qabsoomi weydayGudoomiyaha ayaa dib u dhaca doorashooyinkaas waxaa uu dusha u saarey hogaamiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/795976p6GDY
GABILEY.NET