Daawo :- Golaha Guurtida Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Golaha Wakiilada .

Hargeysa (GNN):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay muddo kordhi 9 bilood ah waxaa ay maanta u sameyeen golaha wakiilada Somaliland oo muddo xileed koodu dhamaadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/UctOrmoK5tE

GABILEY.NET

Exit mobile version